Fidshe Site

Kumaan Ahay?

Abdulkadir Fidshe

Magacaygu waa Abdulkadir Abdullahi Fidshe, waxaan ahay Graphic Designer ku nool magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Yaaqshiid. Waxaan ka mid ahay dhalinyarada jecel horumarka, waxbarashada, iyo in ay wax ku biiriyaan horumarinta dalkooda.

Waxaan u arkaa waxbarashada inay tahay furaha guusha nolosha, taas ayaana igu dhiirrigelisay inaan u huro waqtigayga iyo dadaalkayga barashada Graphic Design-ka.

Waxbarashada Jaamacadeed

Hadda waxaan wax ka barta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuliyadda Computer Science, waxaana ku jira semester-ka labaad.

Cilmigan waxaan u doortay sababo dhowr ah:

Hadafka Mustaqbalka

Hadafkeygu waa inaan gaaro heer sare oo aqooneed, anigoo raba in aan noqdo khabiir IT ah, gaar ahaan dhinacyada:

Waxaan doonayaa inaan noqdo qof door muuqda ku leh horumarinta adeegyada dijitaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa la xiriira waxbarashada, maamulka, iyo isgaarsiinta.

Qiyamka Shaqsiyadeed

Ugu dambeyntii, waxaan ahay qof jecel wada shaqeynta, asxaabta, iyo in aan la wadaago dadka wax faa’iido leh. Waxaan rumeysnahay in qof walba uu leeyahay hibadiisa iyo rajadiisa, anigana tayda waa: